3.00
(2 Ratings)

Barashada E-Commerce Step by Step Af-somali

Categories: Barashada E-commerce
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

e commerce

Faham Academy waxay bilaaweysaa course cusub oo dhameystiran kuna sabsan ganacsiga habka online ka ah ku shaqeeya ee loo yaqaan E-commerce

koorsadaan waxaa ku baradoontaa sida alaab china oga keeni laheed kadib aad wadanka ugu gadi laheed adigoo qiimo jaban kusoo gadanaya.

waxaakle oo ku baran doontaa sida alaab raqiis ah loo raadiyo.

Helida supplier ama qof aad badeecada ka hesho sidoo kale helida logistcs habkii aad ku keeni lahayd somalia

Ka dib dhisida website dhanka online ka ah ama E-commerce website

Course mowduucyada ay ka kooban tahay ayaa ah courses kala duwan oo isku tagay sidan hoose

-Hordhac guud oo ku sabsan gancsiga E-commerce ama habka onlineka ku shaqeeya

-Sida loo raadiyo alaab qiimo jaban (product research)

-sida loo qiimeeyo suuqa (market research)

-sida loo qiimeeyo dadka kula tartamaya iyo meelaha ay alabaha ka helaan  (competitor analysis)

– sida loo isticmaalo alibaba app iyo webisite is diwan galintiisa (introduction to alibaba)

– Sida looga baaro alaabaha alibaba

– noocyada kala duwan ee alabaha alibaba

What Will You Learn?

  • Coursekan marka qadato waxaad abood u leedahay
  • 1. in aad bilowdo ganacsi online ah
  • 2.in aad china ka keni karto alab walbo
  • 3.in aad taqan sida loola macaamiilo shirkadaha china
  • 4. in aad wax ku keeni karto markab iyo diyaarab lababa
  • 5.in aad xayeysiimaha onlineka ah sameyn karto

Course Content

MAALINTA 1AAD

  • Hordhaca Cours-ka
    04:51
  • Waa maxay E-Commerce (What is E-Commerce?)
    05:24
  • Taariikhda ganacsiga (History of E-Commerce)
    08:01
  • Ogow Cidda Kula Tartameysa
    09:33
  • Competitors
    09:33
  • IMTIXAANKA 1AAD

MAALINTA 2AAD

MAALINTA 3AAD

MAALINTA 4AAD

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet