4.60
(5 Ratings)

Barashada Microsoft Excel

Categories: Microsoft Excel
Wishlist Share
Share Course
Page Link
Share On Social Media

About Course

Barashada Microsoft Excel

Koorsadaani waxaa ku barnayna Barnaamijka Excel.
Marka waxay ka koobantahay ilaa sadex qaybood

* Casharo mugaal ah oo tayo sare leh

* Imtixaano kadis (Quiz) aa si toos u galayso

* Shaqooyin (Assignment) laguu dirayo aa kasoo shaqaynaysid.

Waxaan rajaynayna inaa ka faaidaysan dontid waxbadane kuso kordhin donta, waxii su’aal ama aa faham waysid fadalan
inala soo wadaag.

F.G: Fadlan markaa koorsadani dhamayso ha iloowin inaa nala wadaagto waaa ka faaiday adoo commentska inoogu soo
garayo.

Kusoo dhawaaw koorsadani.

Coursadani waxaa ku baranayna barnaamijka xisaabaadka ee Microsoft Excel.

Excel waa barnaamij xisaabeed ugu caansan aduunayada ay soo saartay

shirkada Microsoft , waxa loo adeegsada barnaamijkaan hada rabto ina dajiso

mizaaniyad goobaha ganacsiga , shirkadaha iyo iskuulada, ama ina ku xisaabiso

darajooyinka ardaydaada, ama ina ku xifdiso misharaadka shaqaalahaaga, ama

aa rabto inaa jadwal aa u samayso xogtaada, iyo hada waxaa u adeegsan kartaa

ina ku xaliso xisaabaat horumarsan.

habaka isiwanaag galinta 

barashada ms word

What Will You Learn?

  • Wajiga hore barnamijka guud ahaan iyo toolskiisa sidaa u adeegsan lahayd.
  • Sida xisaabaadka u adeegsan lahayn.
  • Sida datada iskugu hagaajin lahayn.
  • Sida formulas and functions loo adeegsanayo.
  • Sida loo adeegsanayo charts iyo graphyada.
  • sida datadaada sorting ugu samaynayso .
  • Sida formatting ugu samayn lahayd datada iyo wax kabadan.

Course Content

Chapter One :Introduction

  • 0.0 Tixraaca cutubka
    00:00
  • 1.0 maxaan ku baranayna koorsadaan
    00:00
  • 1 1waa maxay Excel
    03:05

Chapter Two : Getting Started with Excel

Chapter Three Cell Contents

Chapter Four : Column and Row

Chapter Five: Working with Worksheet

Chapter Six: Formatting

Chapter Seven Data management

Chapter Eight: Formulas and Functions

Excel Tips

Student Ratings & Reviews

4.6
Total 2 Ratings
5
4 Ratings
4
0 Rating
3
1 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
Waad ku mahadsantihiin wax badan ayaan ka faaiiday.
NA
12 months ago
mnsh Allah macalin sifiican ayaan ooga faaiiday koorsadan