About Course
Haddii aad tahay qof uu ku cusubyahay ama wax uga bilaabanyihiin adeegsiga Computer-ka, waxa ay koorsadan kaa caawineysaa in aad si degdeg ah oo fudud u barato adeegsiga Computer-ka.
Koorsadaan waa mid aad iyo aad loo tayey waqti badana lagaliyay
koorsadaan markaa dhamayso waxaad heli doontaa shahaado free ah
lakiin waa inaadan casharada ka bood bodin.
Course Content
Barashada Computer-ka All Lessons
-
M1.3- Desktop, Icon, Taskbar
01:56 -
M2 1 Qeybaha Start Menu iyo waxa ay yihiin Pinned Apps
02:50 -
M2 3 Kala ogow barnaamijyada furan iyo kuwa aan furneyn
04:17 -
M3 2 Sida loo weyneeyo barnaamijka kuu furan, loo xiro ama hoos loo dhigo
03:46 -
M3 3 Sida aad uga kala gudbi lahayd barnaamijyada kuu furan
02:27 -
M4 1 Sida loo habeeyo waxyaabaha kuu saaran Desktop ka
03:28 -
M4 2 Kala baro waxa ay kala yihiin xog File iyo Gal Folder
03:09 -
M4 3 Sida loo sameeyo galal Folders isku dhex jira oo badan
02:15 -
M4 4 Sida la isaga kala gudbo galalka Folders horey iyo gadaalba
03:21 -
M5 1 Wax kasta oo ku saabsan File Explorer Meesha laga galo Folders k
02:10 -
M5 2 Sida loo habeeyo xogta Sida sawiradaada & sida loo kooxkooxeeyo
02:45 -
M5 3 Qaababka kala duwa ee wax loo tiro & sida loo soo ceshado xogta aad tirtay
06:29 -
M6 1 Magac ka badal xogtaada Sida sawiradaada iyo galalkaaga Folders
02:31 -
M6 2 Koobiyee ama meel kale u qaad xogtaada si fudud Wadooyin kala duwan
08:52 -
M6 3 Ka laabo hadii aad si qaldan wax u sameysay ama u laabo hadii ay sax kuu a
05:40